“Shacabka dalka Iran ayaa culeys weyn igu haya iyagoo doonaya inaan xilka markale u tartamo…”ayuu yiri Ahmedinajad oo taageerayaal badan ku leh shacabka dalkaas.
Hase ahaatee dowladaha reer Galbeedka iyo Yuhuuda ayaa Ahmedinajad u arka nin xagjir ah oo marar badan ku hanjabay inuu burburin doono xukuumada Israel, isla markaana had iyo jeer ka hor yimaada siyaasadahooda.
Xafiiska Shabakada goojacade.com
Muqdisho Somalia
goojacadewebsite@gmail.com]]>