Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo ka dhigay Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo

0

Madaxweynihii hore ee Maamulka Khaatumo Maxamed Yusuf Jamac (Indhosheel) ayaa Markii ugu horaysay ka hadlay Wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland ee ka dhacay Itoobiyaha, isagoo Madaxda Khaatumo ku eedeeyey inay ku deg degeen heshiiska, wuxuuna sheegay inuu kasoo horjeedo. Isagoo ka hadlaya Qodobadii kasoo baxay ayuu sheegay in Qodobka Hay’adaha ha la Fasaxo mooyee, inta kale ay halis ku yihiin shacabka iyo deegaanada Khaatumo, isagoo heshiiska ku tilmaamay mid maamulka Somaliland loogu fidinayo dhamaan deegaamada Khaatumo. https://youtu.be/fvO4-c6TQSA]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here