Madaxweynihii Khaatumo Prof Cali Khaliif oo shalay ku geeriyooday Magaalada Jigjiga

0
Cali Khaliif

Alle how naxariistee Madaxweynihii Khaatumo Prof Cali Khaliif Galay ayaa shalay ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Marxuum Cali Khaliif ayaa maalmihigii ugu dambeeyey ku xanuunsanayey Jigjiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here