Magaalada Laascaanood Israsaasay saacad socotay labo shirkadood ku dhex martay

0

Sida ay sheegayaan warar hada nasoo gaaray waa maanta magaalada Laascaanood ku dagaalamay la shirkadood oo degaanka ka soo jeeda. Shirkadaha dagaalamay ayaa lagu sheegay shirkada korontada Lesco iyo Jabuutaawi. Ilaa hada lama sheegin khasaare ka dhashay israsaasaynta labada shirkadood. Amaanka magaalada ayaa habeenadanba ka soo darayey, inkastoo uu dhawaan loo bedelay Taliye Qaybeed Booliis oo ay Wasiirka Arimaha Gudaha Ilma adeer yihiin.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here