Magaalada ST Petersburg oo baroordiiq loogu sameeyey rakaabkii dayaarada ku dhacday Masar

0

Baroordiq ayaa lagu qabtay magaalada ST Petersburg loo sameyey dadkii ku dhintay dayaaradii ruushka ee masar ku dhacday. Ducooyin ayaa loo akhriyay dadkaasii iyadoo gambaleelka kiniisadana w la garaaci doono 224 jeer si loo xuso qof kasta oo ku dhintay dayaarada. Dadkaas ayaa dhamantood Ruush ahaa, masuuliyinta Ruushka ayaa sheegay in laga yaabo in bambo dayaarada ku qarxay lakiin waxay sheegeen inaanay ka hor dhaceeyn badhitaanka socda.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here