Magac bilaash mabaxo "Suldaan Habaar Waalid iyo Barking Tiyaatarka Hargeysa"

0

Magac bilaash ma baxo. Suldaan Sulieman oo ah ninka Cumar Caydiid ku haysta baraaxda Tiyaatarka horta naanays tiisa waxa loo yaqaan Habaar Waalid. Sidaa darteed waxa inagaga filan magacaa bulshadu u taqaan oo ah mid aad u liita. (Yaa Sulieman ismak yak fiinaa). Tiyaatarka oo keliya maaha ee hadana Kulmiye ayaa soo diray Habaar Waalid oo ku yidhi orod gudoomiyaha Waddani iyo xisbigaba xajiimee. Cirro waxa qudha uu ka hadlay waxay ahayd in sifaha loo xidhay Cumar Caydiid ay sharciga baal marsantay ee kamuu hadal keebaa gar le iyo keeba gar daran. Suldaan Habaar Waalid oo aqoon xumidiisa filaayay in Ciro reer ahaan uugu hiiliyo ayaa ka xumaaday oo bilaabay in uu A/rahman Ciro been la daba ciiro. Taariikhda laguma hayo Habaar Waalid oo xasarad la’an maalin qudho fadhiista. Waaba kii oo Kulmiye na ku shaqaysanayo. Habaar Waalid wuxuu u dhaqmaa sidii guul-wadayaashii waagii Siyad Barre ee aad loo necbaa. Waxaan kaga baxayaa Suldaan Sulieman Habaar Waalid ha uuga kaco dadka daarada hooda ummadan la wada yaaban na ha ka xishoodo. Abmustafe123@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here