Maxaa kala qabsaday Faysal iyo Reer Xuddun "Aabaha qabyaaladu waa Isaaq"

0

Odayaasha iyo waxgaradka degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa si adag ula hadley Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe iyo Xubno la socday oo degmadaasi booqday. Waxayna kala hortageen “Somaliland waxay wado, Macdanta ay baadhanayso iyo Dadka ay xooga ku haysato, Aduunku waa og yahay, Anaguna waan ognahay, Waanu ka Jawaabaynaa” ayuu yidhi mid kamida waxgaradka. “Meesha Isaaq ayaa haysta, Anagu Somaliland ma nihin, Ma aqbalayno Diiwaangelin iyo Doorasho, Qabyaalada Aabaheed ayaad tihiin, Soomaali Reerka ugu Qabyaalada Xun waa Isaaq” ayuu yiri Xayraan Hager Dirir. Ugu danbayntii waxaa isagoo yaaban goobta ka hadlay Faysal Cali waraabe, Wuxuuna sheegay inay xaqiiq tahay oo beesha dhexe (Isaaq) ay waxkastaba isku Fuuqsatay. https://youtu.be/wuA7-p0ZXqc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here