Maxaabiis Xabsiga Garowe laga sii daayay oo lasoo celiyay iyo Muxiyadiin oo la eedeeyay [Daawo]

0

Fardafuul, ayaa dhinaca kale eedeeyay shaqada Taliye Muxiyadiin oo ku dhaliilay inuu haysto howl uusan shaqo ku lahayn, midii laga rabayna ay dayacntahay isagoo tilmaamay in magaalada Garowe buux dhaafiyay Khamri, taasina u baahantahay in wax laga qabto. 28 August, 2017 Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland, Cabdulqaadir Ereg oo ka hadlayay sababta ay ku timid xilka qaadistiisa ayaa sheegay inay la xariirto maxaabiistaas xabsiga laga sii dayay kuwaasoo isugu jiray Arday iyo kuwo qaba cudurka TB. Majirto wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay dhinaca taliye Muxiyadiin oo la xariirta kiiska uu dhalinyaradaas ku haysto iyo sidoo kale eedaynta la xariirta in magaalada Garowe Khamrigu kusoo batay.   https://youtu.be/VVCMHBqMM5Y       Goojacade.com Garowe-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here