Musharaxa Mustaqbalka ee Kulmiye oo ku guuleystay xalinta murankii ka taagnaa degaanka Gargaara

0
saleebaan koore2

Ninka loo tirinayo inuu noqdo Musharaxa Mustaqbalka Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi dabadiis oo hadda ku Magacaaban Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ku guuleystay xalinta murankii beryihii ugu dambeeyey ka taagnaa degaanka Gargaara.

Labadii Beelood ayaa saxiixay goaamaddii la soo saaray, islamarkaa saxaafada horteeda ka cadeeyey inay ku ganacsan yihiin.

Wasiir Koore ayaa la hadal hayaa in marka uu Galbeedka Somaliland ka soo noqdo loo xilsaari doono dhameynta arintii Ceel Afweyn, isagoo maalmihii ugu dambeeyey lagu xamanayey inuu ku mashquulsanaa shaqadii Wasaaradda Arimaha Gudaha.

DAAWO QODOBADII LAGU HESIIYEY:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here