War MUSUQMAASUQA IYO KUFSIGA DOWLADNIMO EE XUKUUMADDA MADAXWEYNE ABDIWELI GAAS. By Gadmin - May 24, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Muxuu heshiiskani Gaas u horkeeni waayey Golaha wasiirada iyo Baarlamanka inta uusan qalinka ku duugin? Muxuu sidoo kale ula wadaagi waayey labada gole nuqulka heshiiska oo saxiixan? Muxuu u qariyey xogta heshiiska uguna koobay isaga iyo wasiirkiisa hore ee dekedaha Abdullahi Jama iyo dilaal Captain Ciise Xaaji Faarax? Muxuu khubaradda reer Puntland ula tashan waayey? Muxuu Gaas lacagtii dilaalka (bonus payment) ee 1.2 million dollars uu magaca reer Puntland kusoo qaaday khasnadda dowlada ugu shubi waayey? Kasoo qaad, hadduu gadaal ka ogaaday in heshiisku dani ugu jirin Puntland, muxuu looyaradda P&O u isticmaalay oo dano gaar ah wata oo uu Looyaro Puntlanders ah iyo kuwo caalami ahba u qabsan waayey? Misse dilaalkii baa lagalay halkaas iyo P&O?. Akhri qoraalka oo dhan MUSUQMAASUQA-IYO-KUFSIGA-DOWLADNIMO-EE-XUKUUMADDA-MADAXWEYNE-ABDIWELI-GAAS]]>