Muuse Biixi oo war-muriyeed ka soo saaray Saldanada Subeer-awal & Ciduu Kulmiye la shaqeyn doono

0

War-weyn:Muuse Biixi oo war-muriyeed ka soo saaray Saldanada Subeer-awal & Suldaanku aqoonsan yahay ee Xisbiga Kulmiye la shaqeynayo. War-saxaafadeed Ujeeddo: Mawqifka Xisbiga KULMIYE Ee Ku Aadan Qadiyada Saldanadda Guud Ee SUBEER AWAL Sida aad la wada socoteen waxa dhowaan magaalada Hargeisa lagu caleemo saaray suldaanka guud ee beel-weynta Subeer-Awal Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Haddaba Xisbiga Kulmiye isaga oo ogsoon muhiimadda ay la shaqeynta saldanaddu u leedahay dhismaha qarankeenna, Nabadgelyadeena iyo Hana-qaadka dimuqraadiyadaba, kana duulaya tafiirta iyo faca Saladanadda waxa uu aqoonsan yahay lana Shaqaynayaa Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer-Awal Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Allaa Mahad Leh.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here