Muusi Biixi iyo Saylici oo loo doortay Madaxweynaha iyo Kuxigeen Kulmiye ee Doorashooyinka 2017

0

Shirka golaha dhexe ee kulmiye ayaa doortay Musharaxa madaxweynaha iyo Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye ee u tartami doona doorashada 2017. Musharaxa Madaxweynaha waxaa loo doortay Muuse Biixi Cabdi Waxaa doortay 334 xubnood Waxaa diiday 14 xubnood Waxaa ka aamusay 7 xubnood Guud ahaan Shirka waxaa ka qaybgalay 365 Sidoo kale Goluhu wuxuu Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka u doorteen Cabdiraxmaan Saylic oo helay 230 cod. Waxaa la tartamay Saleebaan Xaglotoosiye oo helay 114 cod. Waxaa ka aamusay 21 Xubnood ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here