Muwaadin reer SSC ah oo sheegay in ay gurigiisii gubeen Somaliland

0

Cali Ibraahim Ducale oo ka mid ah muwaadiniinta reer SSC ee degan degaanka Hagoogane ayaa sheegay in aqalkiisii ay gubeen gaadiidkiisiina kaxaysteen Maleeshiyaad ku lebisan tuutaha Ciidanka Somaliland. Falkan lagula kacay Cali ayaa ah fal aad dhaqanxumo ugu ah Degaanka Soomaalida. Daawo Videoga https://youtu.be/q0BvhFRx-JM]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here