Dowlada dalka Germany ayaa ku eedeysay muwaadin Soomaaliyeed oo magan galyo doon ah in dil uu geystay haweeney da’aheyd 59 jir .
Muwaadinkan Soomaaliyeed ee aan lamagaacaabin ayaa da’diisa lagu sheegay 18 jir isago la sheegay in markii uu dilka geysanayay uu u soo dhacay guriga isagoo kadib dilka markuu geystay ka baxsaday dariishadda .
Ciidamada Booliska ayaa Xabsiga Dhigay ninkaasi kaasi oo la weeydiinayo Sababta uu u dilay haweeneeydaasi booliskana war rasmi ah kama bixin arintaasi.
Waxaa soo badanaya dilalka muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u geeysanayaan Muwaadiniinta wadamada ay joogaan dadka Soomaaliyeed.
Goojacade.com
Hargeysa-Somaliland
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
]]>