Bisha Barakaysan Ee Ramadan
Dhiigga islaamka Ee Sifada Micno Dara’ada ah ku daadanaya
Dadka Taabaleysayn ee Abaaarta ka soo doogay inay cikaad aanay qaadin Karin ka dhex abuurmaan.
Colaadi Hore ee Labada Beelood Ugu dhexmartay degaankan oo cawaaqibkeeda la Ooga.
Walaalayaal waxa aan idin soo Jeedinaaya in aysan Danbi ka weyni jiriin Qof Dhig Adoon Alle Sifo Micno Daro ah ku daadiya Oogadaana Colaadkasta oo Jirta Beri uun ayaa Laga Heshiin balse in uun ayaa Qoraan in ay Wadada Macno daraada ah ku Dhintaan .
X-Wasiir Qowdhan Ayaa Sidoo kale uGu Baaqay Maamulka Degaankas ka Taaliya ee Somaliland iyo Isimadaaba in ay si dhakhso ah uukala dhex Galaan kana shaqeeyan ku Soo Celinta Xasiilonida Degaankaas.
Goojacade.com
Laascaanod-soomaaliya
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>