Waa in aad haysataa qalabkii ugu haboonaa Askarigan aan magaciisa la sheegin ee dilay dagaalamaha ka tirsan malayshida Dawladda Islaamka ayaa adeegsaday qoriga wax lagu shiisho ee McMillan TAC-50 isaga oo meel kore saaran. Xabbda uu riday waxay dhexda ku sii jirtay 10 ilbiqirsi, taas oo xattaa ka xawaare dheer diyaaradaha ganacsiga ee Boeing 747.]]>