NINKII TIISA DARYEELA BAA TU KALE KU DARA Akhriso Cali wasiiro hawo ah magacaabay

0

Cali Khaliif Galaydh oo ku dhuumaalaysana xuduudka Itoobiya kadib markii dadka degaanku ka baacsadeen degaamadoodii ayaa hada dad badani si weyn uga shakisan yihiin. Oday Cali oo ah nin xukun jacayl madax maray ayaa shalay magacowday wasiiro iyo Hangooladii uu horey ugu shaqaysan jiray. Xaqiiqada dhabta ahi waxaa weeye Cali Khaliif iyo Wasiirada aan degaanka iyo taageerada bulshada haysan ee uu magacowday oo lagu daro Hangoolada uu soo ceshaday maaha kuwo wax ka bedelaya dareenka iyo degaamada Sool, Sanaag iyo Degmada Buuhoodle. Akhriso Wasiirada uu u magacaabay dhirta xuduuda. 1 Wasiirka arimaha Dibada Iyo Isku Xidhka Fadaraalka Maxmuud Ismaaciil shabac .Wasiiro dowle C/xakiin Faarax dhaaye .wasiir kuxigeen maryama xasan diiriye .safiya cali caateeye 2 Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed maxamuud doolaal .Abshir c/casiis sh maxamuud .c/laahi jaamac diiriye 3 Wasiirka Maaliyada Xasan Muuse cawil Wasiir kuxigeno Maxamed cali bashiir c/rashiid xaaji axmed 4 Wasiirka Amniga Keyse Cabdi Yuusuf .Wasiiro Dowle Faarax Maxamed Xasan Falaalug .Wasiir Kuxigeen Faarax Maxamed Cashuur 5 Wasiirka Caafimaadka Iyo Haweenka Iidle Dubad .Wasiiro Dowle C/risaaq Siciid Faarax .6 Wasiirka Waxbarashada isboortiga Iyo Dhaliinyarada C/naasir Cali Caynab .Wasiirku Xigeenka Faysal Muuse Dheri 7 Wasiirka Khayraadka Iyo Biyaha Mukhtaar Ciise Faarax 8 Wasiirka Xoolaha Maxamuud Cali Faraax .Siciid Maxamed Mire 9 Wasiirka warfaafinta Iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaaji Cali 10 Wasiiro Dowlaha madaxtooyada C/rashiid Cawil Cadi Hiirad .Wasiir kuxigeen C/qani Khaliif Faarax HANGOOLADA Wada Xaajoodka. 1- Cisman Xasan Xaaji Cumar (Badawi) 2 – Dr: Cali Ciise abdi 3 – Nuur Maxamed Gaas 4 -Mohamed C/raxaan X Ibrahin 5 – C/rashiid Macain Faarax HANGOOLADA Dhaqaalaha 1- Cali Xaaji Cige 2-Axmed Mohamed Adan 3- Saleebaan Abdi Ducaale 4-C/qaadir Ahmed Xandule 5- Cali Maxamuud Dafir 6- Mohamed Jibriil 7- Ubax olol 8-Kinsi Maxamed Cabdi 9-Sahra Cabdi Xab Xab HANGOOLADA Amniga iyo Difaaca 1- Mohamed Macalin faarax 2- Maxamed Mire 3- Daahir Maxamed Nur 4- Warsamed Seeraar 5- Abdi Warsame Dhuub 6- Axmed Maxamed Cabdi 7- Cumar Biixi Ducaale]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here