Ogeysiis Jaaliyadaha Sool Sanaag iyo Buuhoodle ee wadamada BENELUX GAAR ahaan Balgium

0

Waxaa la ogeysiinayaa jaaliyadaha ku dhaqan waddamada BENELUX GAAR ahaan ku Balgium inay kasoo qayb galaan shirweyne loogu walqalayo ama lagu daahfurayo ururka horumarinta deegaamada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle oo la qaban doono Sabtida oo taariikh 14/11/2015. Xafladani waxayna ka dhici doontaa adresska ama cinwaanka: Tirstraat35 2020 antwerpen (Belgium) Waxaa laga codsanayaa in la ilaaliyo wakhtiga, kasoo qayb gal wacan. Wixii faahfaahin ah kala xiriir. Xoghayaha Jaaliyadda Belgium Mohamoud Abdi Warsame 0032466284802. Jama Ali Abdi agaasimaha jaaliyadda Belgium 0032484433836 Ahmed Awil Ateye khasnajiga jaaliyadda Belgium 0032465570390]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here