Ogeysiis soo Dhoweyn Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland

0

Waxaa dhamaan Jaaliyaha Puntland ee Columbus, Ohio la ogeysiinayaa inay ka soo qaybgalaan soo dhoweynta Wasiir Arimaha Gudaha Puntland Axmed Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash). Maalinta Axada Novermber 15 2015, Saacada 6 pm. Adreeska 4555 Cleveland Ave Columbus .Ohio 43231 Monaco’s place&Carering soo-dhoweyn-axmed-karaash]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here