Prof Obsiiye "Muuse horey wanaag uma sameyn hadana laga sugi maayo"

0

Daawo Prof Obsiiye oo ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa aad u naqdiyey khudbad uu Muuse Biixi ka jeediyey Magaalada Dila iyo Gobolka Awdal. Prof Obsiiye ayaa Muuse Biixi ku eedeeyey inuu jariimado iyo xasuuq ka geystay Degaanka Dila, oo weliba ilaa maanta dadkii soo xusuusinayo. Obsiiye ayaa sheegay inaan Muuse Biixi horey wanaag u sameyn hadana aan laga sugayn, hadana uu ka welwelsan yahay Musharaxnimadiisa. https://youtu.be/qZMh-T60yk4]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here