Puntland: ​Diyaarad Rasaas ku riday deegaanka katirsan Caluula [Dhagayso]

0

Dhinaca kale, wuxuu sheegay Maxamed in degmadaas ay wali ka socoto Kalluumaysigii Sharci darrada ahaa, isagoo tilmaamay in arrintaas dhibaato ku qabaan Kalluumaysatada islamarkaana hadda marayaan inay ka fariistaan shaqooyinkoodii. Majirto wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay dhinaca xukuumadda Puntland, balse Guddoomiyaha Caluula oo iminka ku sugan magaalada Bosaso, ayaa GN u sheegay in maamulka gobolka Gardafuu uu sheegay in weerarka ka dhacay inta u dhaxaysa Xaabo iyo Caluula aysan waxba ka jirin.   DHAGEYSO CODKA  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here