Puntland iyo Galmudug oo heshiis gaadhay Akhriso qodobadii

0

Heshiis loogu magacdaray Heshiiska Galkacyo ayaa la wada saxiixay. Waxaa uu heshiisku ka koobanyahay 4 qodob oo kala ah: 1 – Baaq nabadeed oo Waara iyo xabad joojin. 2 – Ciidamada oo la kala qaado, iyadoo dhinackasta ciidamadiisa ku celinayo meeshii ay hore u joogeen colaada kahor. 3 – Soocelinta dadweynaha barakacay. 4 – magacaabista gudi wada xaajood oo isugu jira Dowladda Federaalka ah iyo labada dhinac ee diriray. Heshiiska waxaa kala saxiixday Madaxweyne Gaas iyo Madaxweynaha Maamul Ka Cadaado Cabdikariin Xuseen Guuleed. Waxaa damaanad qaaday heshiiska ra’isalwasaare Sharmaake, iyadoo ay madaxda Beesha Caalamka, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ay markhaati ka yihiin. Hoos ka akhriso heshiiska heshiis-puntland-iyo-galmudug ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here