Dawladda Puntland ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah u shaacisay aragtida Shacabka Reer Puntland ee hannaanka Doorashooyinka 2016, kadib markii lix degmo oo katirsan laga sameeyay afti aruurin ah.
Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedka
]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.