Puntland oo weerarka Alshabaab ku eedaysay Dawlada Federalka

0

Weerarkii alshabaab ay ku qabsadeen degmada Garacad ayaa waxaa uu keenay in mamaulka Puntland uu eedayn xoog leh u jeediyo Dowlada federaalka. Wasiirka amniga ee Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, oo BBC-da ay waraysatay ayaa sheegay in Alshabaab aysan haysanin degmada garacad, balse waxaa BBC-da loo xaqiijiyay in Shabaab tiro badan ay degmada maanta ka soo dageen Wasiirka waxaa waraystay cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo ugu horayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here