in ay Itoobiya Badaasho Nooce Xiriir Ee Soomaliya Kala dhaxeeya.
in ay Itoobiya joojiso xiriirka tooska ah ee ay la leedahay Madaxda Maamul Goboladeeda taaso caqabad ku ah Dowlada Dheexe.
in siyaasad loo saameyo Militeriga itoobiya ee ku sugan Soomaliya kuwaaso aan ka tirsaneyn Amisom.
4.In ay aqbaasho in safaarada itoobiya laga Raaro Xarunta Dalka soomaliya looga Arrimiyo.
- in ay itoobiya fududeyso dalka ku Gaalka ama Visaha oo waaya danbi Soomali Badan uu caakirneyd .
Si Kastaba ,Madaxweyne farmaajo ayaa la filaya in uusan ku mashquulin Doonin shaqsiyada itoobiya ka soo jeeda oo ay soomalidu aysan jeclayn sida in Jeneral Gabre Heard soomaliya uusan ka si shaqen doonin.
Hoos ka daawo muuqalka BUUXA
https://youtu.be/PPK-YTcBKDk
Goojacade.com
Muqdisho-Soomaliya
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>