Qaramada Midoobay oo ergay cusub u magacaabaya Soomaaliya iyo D Federaalka oo guulaysatay

0
Qaramada Midoobay ayaa goaansatay inay Soomaaliya u magacaabaan Ergay cusub oo bedelaya Ergaygii ay Dawladda Federaalku cayrisay ee Nicholas Haysom.

Goàankan ayaa yimid kadib markii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu saaka Madaxweynaha Soomaaliya ka codsaday inuu goaanka ka laabto, taasoo uu Madaxweyne Farmaajo ku gacansaydhay, isagoo cadeeyey inaanay sinaba uga laaban doonin.

Labada Masuul ayaa khadka telefoonka ku wada xidhiidhay.

#UNSG @ANTONIOGUTERRES PLANS TO APPOINT A NEW #UN ENVOY TO #SOMALIA@UN_SPOKESPERSON CONFIRMS. #SOMALIA‘S PRESIDENT TOLD GUTERRES THIS MORNING THAT HE WILL NOT REVERSE HIS DECISION, ACCORDING TO DIPS. #UNSC MEETING THIS AFTERNOON TO AGREE ON A STATEMENT HTTPS://T.CO/ZRPR0XF5WJ— CAROLE LANDRY (@CAROLEMLANDRY) JANUARY 4, 2019

#SOMALIA REFUSES TO TAKE BACK EXPELLED #UNENVOY. UNSG @ANTONIOGUTERRES WILL APPOINT A NEW ENVOY TO REPLACE NICHOLAS HAYSOM @AFPHTTPS://T.CO/JNFM15CDX3 VIA @YAHOOSG— CAROLE LANDRY (@CAROLEMLANDRY) JANUARY 4, 2019

https://www.yahoo.com/news/u-n-chief-regrets-somalia-decision-expel-u-173813852.html
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here