Qarax ka dhacay Galkacyo ugu yaraan 8 qof ku dhimatay

0

Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay markii qof uu isku qarxiyay hotel ku yaala magaalada Galkacyo, sida uu BBC u sheegay Duqa magaalada Galkacyo Cabdicasiis Jamac Guuleed. Ugu yaraan siddeed kalena waa ay ku dhaawacantay. Dadka dhintay waxaa ka mid ah sarkaal ka tirsan wasaarada maaliyada ee Puntland. Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbaysay weerarka.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here