Qarax magaalada Istanbul ka dhacay oo ilaa 11 qof ku dhinteen

0

Ugu yaraan 11 ruux ayaa ku dhintay qarax lagu bartilmaameedsaday bas booliis oo marayay bartamaha magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Qaraxa oo meel kale laga hagayay ayaa la sheegay in lagu rakibay baska intii uu marayay deegaanka Vezneciler ee mashquulka badan intii lagu jiray mashquulka subaxa hore. Warkan hadda ayuu soo dhacay gadaal ayaana faahfaahinta ka soo qori doonaa.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here