Qaraxyo lagu hoobtay oo Baydhabo ka dhacay

0

Laba qarax oo waaweyn ayaa la sheegay inay galabta ka dhaceen magaalada Baydhaba ee caaismadda gobolka Bay. Wararka hordhaca ah ee aanu helnay ayaa sheegaya in labada qarax uu midi ahaa baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa waxaana lala beegsaday Hotel Baidoa oo ka soo horjeeda Redo, halka kan kalena uu ahaa sida la sheegay qof isa soo miidamaiyey oo isku qarxiyey maqaayadda Badar ee badhtamaha magaalada Baydhaba. Warar aanu ka helanay shaqaalaha ambalaasyada ayaa sheegaya in maydka 18 qof la qaaday iyadoo dad badan oo kalena ay ku dhaawacmeen.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here