Qariirada Maamulada Goboleedyada Dawlada Federaalka Somaliya ka koobnaan doonto oo lasoo saaray.

0

Soomaaliya oo ku socota Nidaamka Federaalka oo aan caddeyn qaabka loo raacayo ayaa waxaa dhowaam daraasad lagu sameeyay sida federaaleynta Soomaaliya u socoto, iyadoo xaruna Cilmi baarista ee Chatam House magaalada London ay soo saartay daraasad ku saabsan xaaladda federaalka Soomaaliya. Halkan ka akhriso English Map of Somalia: Federal Member State and Interim Regional Administrationsi Daraasadda oo uu qoray Jason Mosley oo Afrika u qaabilsan xarunta ayaa rajo xumo badan ka muujiyay sida uu ku socdo nidaamka federaalka beeleysan ee Soomaalida, waxaan halkan idinku soo gudbineynaa khariidada Federaalka Soomaaliya oo muuqaalkeedii ugu horeeyay noqday sida soo socda: maabka-federaalka-soomaaliya Xigasho xaysimo.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here