Qaybsiga ergooyinka Maamulsameynta Beelaha Dega Hiiraan iyo Sh/Dhaxe Akhriso

0

Wasiirka Arrimaha gudaha dowlada federalka Soomaaliya C/maan Maxamed Xuseen Odowaa oo shalay galab tagay magaalada Jowhar ayaa la sheegayaa inuu soo bandhigay saamiyada beelaha Dega Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhaxe ay ku kala yeelanayaan ergooyinka maamulsameynta ee Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Wasiirka ayaa shirar isdabajoog ah la yeeshay odayaasha iyo wagaradka si uu ugu qanciyo waxqaybsiga. Halkan ka Aqriso sida Beelaha loogu qeybiyay Ergada Shirka ka qeybgalesa Abgaal 15 XUBNOOD Xawaadle 11 XUBNOOD Gaaljecel 6 XUBNOOD Gugundhabe 6 XUBNOOD Jareerweyne 6 XUBNOOD Habargidir 5 XUBNOOD Ujeejeen 2 XUBNOOD Moobleen 2 XUBNOOD ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here