Dhegeyso Qiimaha shilinka Soomaaliga oo kor u kacay ka dib markii Farmaajo la doortay

0

MUQDISHO- Ka dib markii Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaa is bedel uu ku dhacay suuqa sarifka ee Soomaaliya. Qiimaha dollarka ayaa hoos u dhacay, waxaana sare u kacay qiimaha shilinka Soomaaliga. Adan Bakar Cali oo ka shaqeya suuqa sarifka ee Muqdisho waramaya Dhegeyso [audio mp3="http://goojacade.com/wp-content/uploads/2017/02/Qiimaha-shilinka-Soomaaliga-oo-kor-u-kacay.mp3"][/audio]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here