QOF NAFTISI BIIMEEYEY OO ISKU QARXIYEY MEEL U DHAWA SALDHIGA BARTAMAHA BOOSASO

0

Saraakiil ka tirsan ciidanka Puntland  ayaa goojacade news  u sheegay in qaraxa uu sameeyey qof is miidaamiyey, balse uu ku geeriyooday isaga oo kaliyah. Dhawaqa qarax iyo Rasaas ay rideen ciidamada saldhiga baratamaha ayaa laga maqlay inta badan xaafaddaha magaalada Boosaaso. Sarakiisha Ciidamada dawlada iyo masuuliyinta Maamulka gobalka iyo Degmada ayaa hada ku sugan halka uu qaruxu ka dhacaya waxan ciidmada dawladu ay wadan baaritaan la.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here