Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo wasiirro cusub magacaabay

0

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay labo wasiir oo cusub, wax yar uun ka dib markii uu is casilay wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle.

Cabdullaahi Cali Xasan ayaa loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga, halka jagadii saacadaha bannaanayd ee wasaaradda warfaafintana looga magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Wasirkii hore ee warfaafinta ayaa dhawaan dabacsanaan muujiyay markii uu xubnaha mucaaradka ah ku tilmaamay saamilay siyaasadeed, iyadoo madaxda sare ee dawladdu ay erayo adag u adeegsanayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here