RAMADAAN KARIIM: Bisha barakaysan ee Ramadaan oo dhalatay

0

RAMADAAN KARIIM: Sida ay iclaamisay wasaarada Awqaafta ee Sacuudiga waxaa dalkaas laga arkay dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Berito oo insiin ah waxay noqonaysay soon. Dhamaan Muslimiin waxaan leenahay Ramadaan Kariim meelkasta oo aad joogtaanba.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here