Rasaas Caawa Laascaanood ka dhacday oo qof ku dhintay 4 kalena ku dhaawacantay

0

Magaalada Laascaanood Maqaaxi lagu caweeyo oo koox hubaysani Rasaas ku furtay oo la sheegay in hal qof ku dhintay 4 kalena ku dhaawacantay. Rasaasta oo aan loo meeldeyin ayaa si aan kala sooc lahayn loogu riday dadkii maqaaxida ku caweynaye. Ilaa hada wax faahfaahin ah oo dheeraada kama soo bixin.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here