REER BUUHOODLE WAA IN AY QISADAN WAX KA QABTAAN AMA BEENIYAAN

0

BUUHOODLE- Reer Buuhoodle arinka laga hadlayaa hadduu ka dhacay oo ay indhaha ka laabtaan ama qariyaan oo wax ka qaban waayaan waxay u ekaanayasn qoomamkii la rogi jirey. Hadaanu jirin waa in ay beeniyaan oo cadaymo soo bandhigaan oo Culimo iyo codkarba ka hadlaan waayo sida ninkani u dhigayo hadalka waxay tahay in Nooc kasta oo Kufsi ah iyo Garcashada habluhuba Buuhoodle caadi ka tahay. Jawaab arintaas khusaysa ayaa laga sugayaa muuqaalkana waxaa daawaday Malaayiin qof oo Buuhoodle sawir foolxun ka qaatay. https://youtu.be/B7ZocM-UcLk  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here