Roobab lagu qabowsaday oo ka da’ay degaamo ka tirsan Taleex iyo Xuddun

0

Sida uu sheegay Badhasaabka Gobolka Xaysimo ee Somaliland roobab xoog leh ayaa xalay ka da’ay degaamada u dhexeeya Xuddun iyo Taleex, Caroolay ilaa. Sarmaanyo iyo Awrboogays.

Roobab ayaa ahaa biyo jiid at dadka iyo xooluhuba ku qabowsanayaan.

Degaamada ayaa waxaa ka taagnay abaar dad iyo duunyaba saameysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here