Saan Saan Colaadeed oo ka soo Cusboonatay Degaanka Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

0

Sanad ka dib Goobti  loogu Caleemasaray suldanka Beesha Fiiqishine Suldan Mustafe Maxamuud Awseed ayaa Maalmo ka Hor Ay Duumiyeen  Roobab Dabeylo Waata Iyada oo ay ka soo Cusboonadeen Saansaan Colaaded. Ilo-wareedyo la soo xiriiray Shabakada Goojacade.com   ayaa sheegay in deegankaasi 24saac ee La soo dhaafay Lagu Arkayey Ciidamo Laga soo daad Guraynayey Degaano Kale Duwaan. Degmada Adhicadeeye Ee  Gobolka  Sool Ayaa Dhowr Jeer oo Hore waxa ay dagaalo ku dhexmaare Beelaha Reer Cilmi ee Ugaadhyahan siyaad iyo Beesha  Fiqishiine  iyada oo wakhtiga khaadirkan laga caabsi Qaabo in dagaalo Fool ka fool ahi ay ka dhacaan . Daawo Sawirada:- ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here