Saddex is dhashay oo lagu wareeray mida hooyada ah

0

Xujo yaab laeh ayaa maalmahan waxa ay ka taagan tahay baraha bulshada ee internett-ka, waxaa lagu muran san yahay sawir sadex is dhashay oo la garan waayay cida hooyada ah maadaama ay isku wada eg yihiin muuqaal ahaan iyo xadda da`da. Waa saddex ruux oo is dhalay, mid waa hooyadii, labada kalana waa gabdho ay dhashay oo mataano ah. Mid ka mid ah gabdhaha oo lagu magacaabo “Kaylan_17” ayaa barteeda twitterka soo dhigtay sawir saddexdooda ah oo ay baabuur ku wada dhex jiraan, waxaana ay sawirka hoostiisa kusoo qortay “aniga, walaashay iyo hooyaday”. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here