Safiirada Ingiriiska oo booqatay Magaalada Baydhabo (Sawirro)

0

Safiirada dalka Ingiriiska Ms. Harriet Mathews ayaa booqasho ku tagtay magaalada Baydhaba ee xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Safiiradu waxay kulan la qaadatay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada, iyagoo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin sidii ay dowlada Ingiriiska u taageeri lahayd Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo dedejinta dhismaha baarlamaanka Koonfur Galbeed. Daawo Sawiradda: [gallery td_gallery_title_input="Amb. Harriet Mathew booqatay Baydhabo" columns="4" ids="3890,3891,3892,3893,3894,3895,3896,3897"]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here