Sawiro AlShabaab oo soo bandhigay hub iyo gaadiid ay ku furteen dagaalkii Ruun-nirgood

0

Kooxda mayalka adag ee Al-Shabaabul ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid dagaal iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii Ruun-Nirgood ee gobolka shabeelaha dhexe. Sawirrada ay baahisay Alshabaab waxaa ka muuqda laba gaari BG ah oo sahay kala duwan u siday ciidamada dowlada iyo laba gaari cabdi Bilayaal ah oo ay ku xiran yihiin qoryaha dhashiikaha oo lagu qabsaday dagaalka rasaas iyo agab kale. shabaab-hub-furasho3shabaab-hub-furasho2shabaab-hub-furasho8shabaab-hub-furashoshabaab-hub-furasho4shabaab-hub-furasho5shabaab-hub-furasho6shabaab-hub-furasho7]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here