Sawiro Fanaanada Janet Jackson oo 50 jir uur ugu yeelatay nin Muslim ah

0

Fanaanada u dhalatay Mareykanka ee Janet Jackson ee la dhalatay fanaankii caanka ahaa Michael Jackon ayaa waxey xaqiijisay in ay uurkii u horeeyay yeelatay ayna caloosha ku siddo wiil xiligaan oo ay 50 jir tahay. Janet oo diinta islaamka qaadatay dhawaan ayaa waxay uurka u leedahay milyaneerka u dhashay dalka Qadar ee lagu magacaabo Wissam Al Manaac. Heesaada Janet ayaa uurkeeda kusoo bandhigtay wargeyska caanka ah ee People iyadoo waliba intaa raacisay in ay Alle ugu mahad celineyso taasi. janet-jackson-uurjanet-jackson-uur2]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here