Waxaa kordhay tirada dadkii ku dhintay weeraradii shalay galab lala beegsaday goob maqaayad ah iyo hotel aad u mashquul badan ee magaalada Baydhabo.
Tirada rasmiga ah ayaa la sheegay inay gaarayso 30 qof, halka dhaawacu uu gaarayo 60 qof.
]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.