Sawiro iyo Video weerarkii xalay ee Beerta Nabada iyo Hotel SYL

0

Daawo Sawiro iyo Video weerarkii xalay ee Beerta Nabada iyo Hotel SYL, oo wararkii ugu dambeeyey sheegayaan inay ku nafwaayeen dad gaaraya 20 ruux, halka dhaawacuna uu gaarayo 30 qof. Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ahaa kii ugu xooga badnaa ee Muqdisho ka dhaca. https://youtu.be/VybRGNo5rR4 Qarax-hotel-syl1Qarax-hotel-syl6Qarax-hotel-syl3Qarax-hotel-syl5Qarax-hotel-syl4Qarax-hotel-syl2]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here