Sawiro Meydadkii oo Liido daadsan iyo 3 walaalo ah oo midi uur leedahay oo ka mida

0

Weerarkii kooxda shabaab ku qaaday Liido ayaa galaaftay nafaha dad shacab ah oo meesha ku sugnaa, dadka xalay la xasuuqay waxaa ku jiray saddex walaalo ah oo lagu kala magacaabi jirey, C/qani maxamed kheyre 24 jir, Fardowso maxamed kheyre 22 jir iyo niciimo maxamed kheyre 15 jir oo dhamaantood ahaa arday. C/qani ayaa ahaa arday dhigta kulliyada caafimaadka jaamacada Jazeera ee magaalada muqdisho sidoo kale fardwosa ayaa aheyd ardayad kabaxday kulliyada kalkaalisinimada ee jaamacada Somalia islamarkaana aheyd Qof Xaamilo ah, halka niciimo ay dhigan jirtay iskuulka axmed Gurey galaaska 9-aad. Alle ha unaxariistee saddexdan walaalaha ah ayaa kaqeyb galayey xaflad kasocotay Hotel Beach View ee kuyaala xeebta liido kaasoo ah hotelka la weeraray iyadoo xilligaasi ay fadhiyeen barxada hotelka oo marqura qarax iyo Rasaas si indho la’aan ahi loogu furay shacabkii Halkaasi kusugnaa. Daawo Sawirada Meydadkii dadka oo daadsan: Mountain View Mountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain ViewMountain View]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here