Sawiro muujinaya farqiga u dhaxeeya Gudoomiye Cirro iyo Muuse Biixi

0

Sawirkan ayaa ah mid micno badan ka turjumaya. Sawirka wuxuu ku tusinayaa Muuse Biixi oo hal caato iyo macaluuli ka muuqato maalaya. muuse-biixi4 Halka kan kalena uu ku tusinayo Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo hal rimay ah oo buuran waraabinaya. cirro13 Hashu waxay metalaysaa Somaliland iyo shacabkeeda. HADABA haddii Muuse Biixi la doorto wuxuu noqon doona mid Somaliland maala, ilaa ay sida hashaas caato iyo macaluul ugu burburto. Haddiise Cabdiraxmaan Cirro la doorto wuxuu noqon doonaa mid Somaliland waraabiya ilaa ay sida hashaas u naaxdo oo barwaaqo u noqoto. U fiirso ka feker.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here