Sawiro Shirwaynihii 1aad ee Golaha Dhexe Xisbiga Waddani oo saaka Hargeysa ka furmay

0

Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaanay adasha ka soo xaadiray masuuliyiinta kala duwan ee Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo dhammaanba ergooyinka kala duwan ee ka qayb-gelaya shirkaasi. Qabanqaabada shirkan oo dhowrkii cisho ee lasoodhaafay waddanka si aada loga dareeayay waxa shalay ilaaxay Magaalada Hargaysay Soo buuxdhaafiyay Boqolaal kamida Ergooyinka kaqayb Galaya Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani. Shirkan oo ah kii koobaad ee golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda furmay, waxaan si rasmi ah shirkaasi u furay Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI Cismaan Afgaab Kaluun, si rasmi ah u hoolka shirka uu ka socdo soo buux-dhaafiyey ergooninka kala duwan. Dhanka kalene shinka ayaa waxa lagu soo casuumay marti sharaf kala duwan, kuwaas oo ay ka mid ahayeen madax ka socotay Xisbiga talada dalka haye ee KULMIYE iyo masuuliyiin ka socotay Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, xubno ka socday komishanka doorashooyinka qaranka, salaadiin cuqaal, iyo xubno kale oo ka socday ururada kala duwan ee bushada, qurbajoog iyo marti sharaf kale oo tiro badan. Sidoo kalena waxa munaasabadan ka soo qaybgalay warbaahinta kala duwan ee ka hawgasha dalka gudihiisa iyo debadiisa, waxaana kamid aha ilaacadaha BBC-da iyo VOA-da, waxaana xusid mudan in ay Tv-yada si Toos ah u tebinayeen muuqaalka shirka,iyadoo ay war-baahinta onlinka ah meesha si weyn uga dhex muuqato. shir-golaha-dhexe-wadani2shir-golaha-dhexe-wadanishir-golaha-dhexe-wadani3shir-golaha-dhexe-wadani4shir-golaha-dhexe-wadani5shir-golaha-dhexe-wadani8shir-golaha-dhexe-wadani9shir-golaha-dhexe-wadani6shir-golaha-dhexe-wadani10shir-golaha-dhexe-wadani7shir-golaha-dhexe-wadani11]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here