Sawiro: Xubnihii wadahadalada Khaatumo iyo Somaliland oo Kulmay

0

Waxaa maanta Magaalada Adis Ababa ee xaruntra dalka Ethiopia ka bilowday wadahadalka u dhexeeya xubno ka socda Khaatumo iyo Somaliland. Wadahadalada ayaa ayaamaha soo socda sii socon doona, iyadoo ay maanta labada dhinac wada qadeeyeen. Dhanka Khaatumo waxaa Wadahadalka uga qaybgalay wefdi ka tegay magaalada Buuhoodle iyo Siyaasiyiin uu hogaaminyo Dr. Cali Ciise Cabdi. Halka Somaliland ay ka mid yihiin Wasiirka Arimaha Debeda Sacad Cali Shire, Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin, Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe, Wasiiru Dawlaha Nabadeynta Bariga Somaliland Cabdirashiid Xuseen Cabdulle (Gargaar), C/Casiis Samaalle iyo Xubno kale, . ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here