Sawirro Madaxweyne Xasan oo booqday Garaadka Guud Garaad Saleebaan

0

Madaxweyneha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka abaara 11 saacada Imaaraadka booqday Garaadka Guud ee Sool iyo Sanaag Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo arimo caafimaad u jooga dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Garaadka ka waraystay caafimaadkiisa, iyadoo garaadku sheegay inuu soo fiicnaanayo. Garaadka ayaa waxaa horey cisbitaalka ugu booqday masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Soomaaliya, kuwaas u kuurgelayey caafimaadka Garaadka. garaad-saleebaan-Mxasan2garaad-saleebaan-Mxasan3garaad-saleebaan-Mxasan1]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here